Daawo:Qoorqoor oo Ka Qayb Galay Xaflada Qalin Jabinta Ardeyda Jamacada Ummada

Qoorqoor

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka qayb galay xafladda qalin jabinta Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed faraceeda Galmudug, taasoo ka dhacday magaalada Cabdudwaaq.

Madaxweynaha ayaa hambalyo u diray guud ahaan bahda Jaamacadda Ummadda iyo ardayda qalin jabisay oo gaareysa 148 arday, isagoo ballan qaaday iney fursado wanaagsan heli doonaan ardayda ugu sarreysa inta maanta qalin jabisay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.