Daawo:Sanbalooshe oo Shaqadii u Horaysay oo uu qabto ay noqotay Xariga Wariye

Sanbalooshe

Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe agaasimaha hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee Soomaaliya, fulinaya shaqadii loo idmaday ayaa xabsiga u taxaabay wariye Xuseen Cabdulle.

Xildhibaano,Suxufiyiin iyo Qoyska Wariye Xuseen Cabdulle ayaa war kasoo saaray xarigga Muqdisho loogu geystay wariye Xuseen iyagoo eedayn ujeediyey Haya’ada Nabadsugida.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.