Magaalada Baraawe oo Qarka u Saaran in Dagaal Ka dhaco Mar Kale

baraawe

Xiisad dagaal ayaa mar kale ka taagan degmada Baraawe ee xarunta maamulka Koofurgalbeed Soomaaliya.

Wararka ayaa sheegaya in xiisaddan oo salka ku haysa canshuurta Qaadka la geeyo degmada ay saameyn ku yeelatay goobihii ganacsiga iyo isku socodkii guud ahaan magaalada.

Xiisaddan ayaa u dhexeysa ciidamada daraawiishta KGS iyo kuwa Milatariga Soomaaliya oo jimcihii lasoo dhaafay ku dagaalamay isla degmadaasi.

Xigasho Universal Tv

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.