Madaxwayne Xasan Sheekh oo Safar Ku Tagay Nairobi iyo Ujeedka

xasanshekkh

Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa maanta oo Khamiis ah Safar ku tagay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya.

Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Cabdiraxmaan Xudeyfi ayaa faahfaahin ka bixiyey safar uu maanta Madaxweyne Xasan Sheekh ku tegay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.