Daawo:Waxgaradka Balanbale oo Madaxda Galmudug ka Codsay In Isbadal lagu Sameeyo Maamlka Balanballe

Qoor

Kulan Taageero iyo Mahadcelin loogu samaynayay madaxda Maamulka Galmudug, dhanka kalana looga Codsanayay Wax kabadalka Maamulka Degmada Balanballe oo ay Sheegen Bulshadii kasoo Qaybgashay Inuu yahay mid laharay Bulshada iyo deegaankaba ayaa lagu qabtay Degmada Balanballe ee Gobolka Galgaduud.

Kulankan oo ay kasoo qaybgaleen Odayaasha Dhaqanka , Ganacsatada, Haweenka iyo haldoorka kale ee bulshada Degmada Balanballe ayay dhanka kale ku Sheegeen inaysan Degmada balanbale Falaago ka ahayn degmooyinka kale ee Galmudug Cidnana aysan ka yeelen in Galmudug laga dhibaateeyo Degmadaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.