Madaxwayne Farmaajo oo Muqdisho Soo gaaray iyo walwal Laga qabo Imaatinkiisa

farmaajo

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee Caasumada Soomaaliya.

Madaxwayne Farmaajo, ayaa tan iyo inii uu xilka ka degay aan lagu arag gudaha dalka Soomaaliya isaga oo ku noolaa dalka dibaddiisa.

Soomaaliya ayaa muddooyinkii u danbeeyey waxaa ka taagnaa xaalado siyaasadeed oo ay ku kala duwanayeen mucaaradka iyo muxaafidku.

Arrimaha ansixinta wax ka beddelka dastuurka ayaa ka mid ahayd waxyaalaha muddooyinkii u danbeeyey si gaar isha loogu hayey, xilli Farmaajo uu dhawr jeer ku baaqay in hawshaas la hakiyo.

Farmaajo ayaa Maalmaha Soo socda ka qayb gali doona kulan barlamaanka Soomaaliya isagoo ugu baaqi doono inaan lagu dagdagin wax kabadalka dastuurka Soomaaliya Madaama khilaaf wayn kajira.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.