Daawo:Qarax Ka dhacay Bakaaraha oo Sababay Khasaaro Kala duwan

muqdisho

Suuqa wayn Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay Qaraxyo kala duwan oo Sababay dhimasho iyo dhaawac, waxaan goobta qaraxu ka dhacay Gaaray laamaha Amniga.

Qaraxa ka dhacay Suuqa wayn ee bakaaraha ayaa waxaa ku dhaawacmay dad gaaraya 20 ruub halka tiro dad ah ay ku dhinteen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.