Daawo:Madaxwayne Xasan oo Xulka Galmudug Gudoonsiiyey Koobka Maamul Goboleedyada

xasansheekh

Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa munaasabadd kooban oo ka dhacday Madaxtooyada Qaranka waxa uu Xulka Galmudug guddoonsiiyey koobka Dowlad goboledyada iyo G/ Banaadir, sidoo kale madaxweynaha ayaa sheegay in ay jiraan dalal iyo hay’addo ka xun Hormarada Soomaaliya ay samaysay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.