Mudo Xileedkii Axmed Madoobe oo dhamadaay iyo Jubbaland oo Wajahaysa Caqabado

Axmedmadoobe

Shalay oo ahayd Arbaco 23/08/2023 waxaa ku ekaa mudoxileedka Madaxwaynaha isdoortay ee Axmed Madoobe.

Waxaa kaloo xilalkii ay hayeen ka dhamaadeen madaxwayne kuxigeenada, wasiirada iyo masuuliyiinta kala duwan ee Jubbaland.

Dowlada Federaalka ah iyo Bulshada Jubbaland ayaa looga fadhiyaa sidii loo qaban lahaa doorasho ka.dhacda Jubbaland oo Xor ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.