Daawo:Bananbax Looga Soo Horjeedo Xariga Jeneraal Sheegow oo ka dhacay South Africa

sheegow

Shacab ka xun xariga Jeneraal Sheegow ayaa isugu soo baxay Magaalada Johannesburg ee dalka SouthAfrica, iyagoo ka horyimid xariga cadaalad darada ah ee loo gaystay Sheegow.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.