Daawo:Gduoomiyihii Bardheere oo Axmed Madoobe isu dhiibay kadib xirir uu lasameeyey

Axmedmadoobe

Gudoomiyaha Maamulka degmada Baardheere Maxamed Weli Yuusf Oorax ayaa sheegay inuu si buuxda ula shaqeyn doono Maamulka Gobolka Gedo ay u magacawdey Jubbaland.

Guudoomiyaha ayaa sheegay go’aankan inuu qaatey ka dib markii xariiro ay dhaxmareen Madaxweynaha Jubaland, ku xigeenkiisa,wasiirka Arimaha Gudaha Jubaland iyo xubno kale oo ka tirsan Maamulka Cusub ee Gobolka Gedo  ayna kuwada hadleen siddii wada shaqeynta loo xoojn lahaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.