Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2023

muqdisho

Daawo:Qarax ka dhacay Muqdisho iyo Qasaarihii uu Gaystay

21st June 2023 admin 0

Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay qarax Isgoyska Shaqaalaha ee Muqdisho kaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac. Qaraxa oo ahaa mid lagusoo xiray mid kamida gawaarida […]

shidaal

Wasiirka batroolka iyo macdanta oo la shiray ganacsatada Shidaalka iibisa

21st June 2023 admin 0

Wasiirka wasaaradda batrolka iyo macdanta dowladda FS mudane Dr Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa maanta kulan la qaatay dhammaan ganacsatada shirkadaha ka shaqeeya Shidaalka. Shirka ayaa […]

puntland

Waa sidee maanta xaaladda magaalada Garowe, kadib dagaalkii shalay & Xalay ka dhacay

21st June 2023 admin 0

Magaalada garoowe ee Xarunta Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa shalay iyo Xalay waxaa ka dhacay Dagaal gaystay qasaaro isugu jira dhimasho iyo Dhaawac kaas […]

bardheere

Dhageyso:Qarax Bardheere ka dhacay iyo Qasaaro ka dhashay

21st June 2023 admin 0

Faahfaahin dheeri ah ayaa ka soo baxaysa qaraxyo xooggan oo gordhawed ka dhacay magaalada Baardheere ee gobolka kaas po lagu weeraray Ciidan oo Halkaas ku […]

xasanshekkh

Madaxwayne Xasan oo Safar ku Tagay Dalka Maraykanka Iyo Ujeedka Safarkiisa

20th June 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb gelaya Fadhiga Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa gaaray magaalada […]

Xamze

Ra’iisal wasaare Xamse oo baaq kasoo saaray colaadda Garoowe

20th June 2023 admin 0

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehelka dadkii ku geeriyooday iskudhacyadii nasiib darrada ahaa ee […]

boqorka

Daawo:Boqor Burhaan oo Isimada Puntland ugu baaqay Shir dagdaga oo looga hadlay Xaalada Garoowe

20th June 2023 admin 0

Boqor burhaan Boqor Muuse ayaa waxaa uu Maanta ka hadlay dagaalkii ka dhacay Magaalada Garoowe kaas oo sababay qasaaro isugu jira dhimasho, dhaawac iyo Burbur […]

Faarax

Shirka wadatashiga Arrimaha Waxbarashada Soomaaliya oo ka furmay Dhuusamareeb

20th June 2023 admin 0

Madaxwayne ku-xigeenka Dowlad goboleedka Galmudug Mudane, Cali Daahir Ciid iyo wasiirka Waxbarashada XFS mudane, Faarax Sheekh Cabdiqaadir ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ka furay shirka wadatashiga […]

Aadanmadoobe

Gudoomiyaha Barlamanaaka Somaaliya oo Ka hadlay Dagaalkii Maanta Dhacay Garoowe

20th June 2023 admin 0

Guddoomiyaha golaha shacabka baarlamaanka JFS ahna ku simaha madaxweynaha mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ku baaqay in si degdeg ah oo shuruud la’aan […]

puntland

Dagaal Qasaaro Gaystay oo ka dhacay Garoowe iyo Dastuurka Puntland Wax kabadel lagu sameeyey

20th June 2023 admin 0

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril Garaad Cawl oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenadiisa koowaad iyo labaad ayaa maanta si wadajir ah u shir […]

dhoore

Madaxwayne Xasan oo Xilka ka qaaday Generaal Odawaa iyo Generaal Biixi

19th June 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto lu Magacabay Taliyaha ciidanka xoogga dalka Sarreeye Guuto Ibraahim Sheekh Muxiyadiin iyo Taliyaha ciidanka dhulka […]

fiqi

Wasiirka arrimaha guddaha Soomaaliya oo Lagu Soo dhaweeyey Magaalada Kismaanyo

19th June 2023 admin 0

Wasiirka Wasaaradda arrimaha guddaha,Federaalka iyo dib u heshiisiinta XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa gaaray magaaladda Kismaanyo oo ah xarunta ku meelgaarka ah ee dowlad […]

odawaa

Madaxwayne Xasan oo Xilka Ka qaaday Generaal Odawaa Isagoona Magacaabay Mid Kale

19th June 2023 admin 0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo galabta yeeshay kulan aan caadi ahayn, ayaa lagu ansixiyey magacaabidda Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed. Madaxwayne Xasan […]

guudlaawe

Xildhibaanada Federaalka oo eedayn Ujeediyey Guudlaawe

18th June 2023 admin 0

Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ee kasoo jeeda gobolka Hiiraan oo kasoo horjeestay xil ka qaadista guddoomiyihii gobolkaas Cali Jeyte Cismaan.

Qoorqoor

Daawo:Qoorqoor oo Mudo kororsi kaga dhawaaqay Dhuusamareeb

18th June 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa soo xiray shir muddo laba maalin ah ka socday caasimadda Dhuusamarreeb, oo looga hadlayay sida deegaannada Dowladda […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 8 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes