Daawo:Maamulka Hiiraan oo Xayiraad kusoo rogay Alshabab

cali jeyte

Maamulka Gobolka Hiiraan oo Bandow kusoo rogay Gaadiidka isga kala goosha Deegaanada dhaca hareeraha jiinka wabiga Shabelle ee koofurta Hiiraan.

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa soo saaray Awaamir lagu go’doominayo goobaha Khawaarijtu joogto ee Koofur Beledweyne.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.