Daawo:Puntland oo Xasan Sheekh ku Tilmaantay Nin Xanuunsan oo Daawo Gabadhiisu u sido

xasansheekh

Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo ka jawaabay hadalkii Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud shalay ka jeediyey Masjidka Madaxtooyad ee Muqdisho ayaa sheegay Sidaan “Xasan Sh Maxamuud waa nin waayeel ah sida la sheegayna wuu xanuunsanayaa sababta Gabadhiisu ula socotana waxaa la sheegay inay daawadiisa sido,”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.