Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2023

garaadjamac

Daawo:Garaad Jaamac Garaad Cali oo Sheegay inaysan Wax dambe la harayn oo dagaal qaadi doonaan

21st April 2023 admin 0

Garaad Jaamac Garaad Cali oo bulshada laascaanood la ciidan ayaa sheegay hada wixii ka dambeeya wax aanu La hadhi doonaa ma jirto, Ciidamaddana waanu fasaxaynaa […]

cw

Daawo:Ugaas Maxamed iyo Maamulka Caabudwaaq oo Xariga ka jaray Hotel Cusub

21st April 2023 admin 0

Magaalada Caabudeaaq waxaa ka dhacaday Munaasabad xariga looga jaraayey Hotelka Cusub ee Istanbuul kaas oo ay xariga si wadajira uga jareen Ugaas Maxamed Ugaay Kayse […]

xasanshiiq

Madaxwayne Xasan oo Shacabka Muqdisho ugu Baaqay inay Amniga Caasumada ka qayb Qaataan

21st April 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masaajidka Isbahaysiga Islaamka kula oogay Salaadda Ciidda, kumannaan ka mid ah shacabka Soomaaliyeed, masuuliyiinta iyo howlwadeennnada […]

Qoor

Madaxwaynaha Galmudug oo Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul Fidriga

20th April 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa hambalyo ku aaddan bilashada bisha shawaal iyo maalmaha ciidda ee farxadda leh ugu hambalyeeyay ummadda Soomaaliyeed iyo […]

Aadanmadoobe

Gudoomiye Aadan Madoobe ayaa Shacabka Soomaaliyeed u diray Hambalyada Ciidul Fidriga

20th April 2023 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Aadan Mohamed Nuur Madobe ayaa guud ahaan Ummadda Islaamka gaar ahaan Shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan u diray Hambalyada […]

Xasansheekh

Madaxwayne Xasan oo Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul Fidriga

20th April 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaalya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ummadda Soomaaliyeed dowlad iyo shacabba ugu hambalyeeyay maalinta koobaad ee bisha Shawaal ee Ciidul Fidriga. Madaxweynaha […]

Xasansheelh

Madacwayne Xasan oo Booqday Xerada Jeneraal Goordan

20th April 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardar-galinaya halganka dalka looga ciribtirayo Khawaarijta ayaa maanta booqday Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho oo […]

jimcaale

Duqa Muqdisho oo deeq Xoolo ah ku wareejiyay Wasaaradda amniga

20th April 2023 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta Toban halaad oo geel ah oo loogu talagalay Ciidamada qalabka sida […]

xasansheekh

Daawo:Tartan Quraaneedkii Xasan Sheekh oo Muqdisho Lagu Soo Gabagabeeyey

19th April 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo soo xiray Tartanka Quraanka Kariimka ah ee Bisha Barakaysan ayaa abaal marinno guddoonsiiyey halyeeyada kaalimaha hore […]

Boliis

Musuqmaasuq lagu qabtay Saraakiil Boliis ee ka hawlgasha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

19th April 2023 admin 0

Ciidanka Booliiska Gobalka Banaadir ayaa sameeyay howlgal qorsheysan oo uu ka fuliyey garoonka Aadan Cadde ee magadaalada Muqdisho waxa uu gacanta ku dhigay Shan Sargaal […]

Astaan

Dhageyso:Dawladda Soomaaliya Soo daad guraynayso Somalida Ku Xaniban Suudan

19th April 2023 admin 0

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay muwaadiniinteeda Suudaan ku go’doomay kasoo daad guraynayso halkaas, kadib markii amniga dalka Suudan sii Xumaaday.

xasansheekh

Madaxweyne Xasan oo magacaabay Ergayga arrimaha carruurta iyo xuquuqda soo-galootiga

19th April 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne ugu magacaabay Marwo Maryan Yaasiin Xaaji Yuusuf Ergeyga Gaarka ah ee u qaabilsan Arrimaha […]

shakuur

Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur oo Dhaliilay isku-dhexyaac ka jira hay’addaha dowladda Soomaaliya

18th April 2023 admin 0

Ergayga madaxweynaha ee arrimaha abaaraha Cabdiraxmaan Cabdirashakuur ayaa sheegay inuu dhaliilsan yahay howsha xukuumadda RW Xamse, isagoo ku baaqay ina la joojiyo isku-dhexyaac ka jira […]

Boliis

Taliyaha Booliska Soomaaliya oo shaaciyey inuu dhaqan galay Xeerka xakameynta Hubka Muqdisho

18th April 2023 admin 0

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Generaal Sulub oo ka qayb galay Kulan looga hadlay Xoojinta amniga iyo hirgelinta xeerka xakameynta Hubka caasimada ee dhawaan ay soo […]

wasiir

Daawo:Wasiirada iyo Xildhibaanada loogu baaqay inay u hoggaansamaan Xakameynta Hubka caasimadda

18th April 2023 admin 0

Wasiir Dowlaha wasaaradda amniga Dowladda Federaalka Maxamed Cali Xagaa ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey amniga oo ay ka qayb galeen hay’adaha ammaanka dalka iyo maamulka […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 7 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes