Duqa Muqdisho oo deeq Xoolo ah ku wareejiyay Wasaaradda amniga

jimcaale

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta Toban halaad oo geel ah oo loogu talagalay Ciidamada qalabka sida ku wareejiyay Wasiiru Dowlaha Amniga Gudaha ee XFS Mudane Maxamed Cali Xagaay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.