Gudoomiye Aadan Madoobe ayaa Shacabka Soomaaliyeed u diray Hambalyada Ciidul Fidriga

Aadanmadoobe

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Aadan Mohamed Nuur Madobe ayaa guud ahaan Ummadda Islaamka gaar ahaan Shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan u diray Hambalyada Ciidul Fidriga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.