Wafti Isugu Jira Xildhibaano, wasiiro iyo hay’ada Maareynta Musiibooyinka ayaa Gaaray Baardhere

fartaag

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa maanta gaaray Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo oo maalin ka hor uu ku fatahay wabiga Jubba kadib Roob xoogan oo halkaas ka da’ay taas oo ay ku geriyoodeen ilaa 20-ruux.

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Maxamuud Macalin waxaa socdaalkan ku wehliyey Wasiir ku xigeenka Waxbarashada XFS, Ahmed Cismaan, Sanatar Abdullaahi Sheikh Ismaacil fartaag waxaana hay’adda maareynta degmadaas geysay laba diyaarad oo wada shixnad Gargaar ah oo iskugu jira Raashin, Dhar iyo Daawo.

Waftigaan ayaa booqday goobihii ay roobabka waxyeeleeyiin oo isugu jira guryo iyo goobo ganacsi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.