Daawo:Madaxwayne Xasan oo Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Baydhabo

Xasansheekh

Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shekh Maxamuud ayaa goordhow gaaray Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG Koofur galbeed, halkaas oo kaga qeyb gali doono gunaanadka Shirka Dib U-Heshiisinta Koonfur Galbeed.

Gudoomiyaha Gollaha Shacabka BFS Mudane Shekh Aadan Maxamed Nuur, Madaxweynaha Koofur galbeed iyo masuuliyiinta kale ee Golayaasha maamulka Koonfur Galbeed ayaa madaxweynaha iyo wafdigiisa ku soo dhaweeyay baydhabo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.