Aaadan Madoobe ayaa kulan qado sharaf ah la qaatay odayaasha dhaqanka ee Koonfur Galbeed

Aadanmadoobe

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan qado sharaf ah la qaatay odayaasha dhaqanka ee Koonfur Galbeed.

Golaha Malaaqyada Dhaqanka ee Koonfur Galbeed ayaa Guddoomiyaha Golaha Shacabka waxay ku dhiira geliyeen dadaalka loogu mira-dhalinaayo guul ka gaarista Shirka Dib u Heshiisiinta Koonfur Galbeed, iyagoo ku tilmaamay in lagu guuleysan doono hadii laga wada shaqeeyo midnimadda reer Koonfur Galbeed, si dadka deegaannadan ay u heleen xasilooni iyo nabad waarta.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Madoobe ayaa odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ku amaanay in ay laf dhabar iyo hoggaan lagu dayan karo ay u yihiin dhaqankeena wanaags

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.