Daawo:Ugaas Maxamed oo Gaadiid lagu soo gaday isku tashi bulsho ku wareejiyay Boliiska Caabudwaaq

Ugaasmaxamed

Ugaas Maxamed Ugaas Axmed Ugaas Faarax oo lahaa magacaabista Guddiga hormarinta Caabudwaaq ayaa maantay guddigaan oo shaqo culus waday tan iyo intii uu magacaabay Ugaaska waxaa labbo gaadiid ah oo lagu gaday isku tashi bulsho ay ku wareejiyeen Booliiska Caabudwaaq.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.