Daawo:Xildhibaano Sheegay in Dagaalka Baydhabo Muqdisho Laga Soo Abaabulay

Xildhibaanada Dowlada federaalka ah ee Laga Soo doorto Koonfurgalbeed oo ka hadlay dagaal Mudo yar kasocday Magaalada baydhabo ee Xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka Koonfurgalbeed ayaa Cabaareyn u jeediyey Siyaasiyiinta Muqdisho ku sugan ee Dowlada Federaalka ah kadaal ka riixayso si Amni daro uga dhaco Koonfurgalbeed.

Xildhibaan Mohamed sheikh abdulahi ciirow ayaa Si kulal uga hadlay degaalkii manta baydhabo ka dhacay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.