Sacdiyo Firinbi oo beenisay u ololeynta xeer ka hor imaanaya Diinta Islaamka kadib Kulan dhexmaray Culumada

sacdiyofirinbi

Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Sacdiyo Yaasiin Samatar, ayaa kulan la qaadatay qaar ka mid Culimada Soomaaliyeed kuwaas oo kala hadlay arimo ka hor imaanaya shareecada Diinta Islaamka.

Sacdiyo Yaasiin Samatar ayaa xustay hadaladii baraha Bulshada la wareejinaayay iyo mowduuca ay ka hadleysay aan  aheyn mid hal meel u wada socda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.