Daawo:Kulan looga Soo Horjeedo Laftagareen oo Uu soo Abaabulay Xasan Sheekh ayaa Muqdisho ka dhacay

lafatagareen

Magaalada Muqdisho waxaa shir ku qabsaday Siyaasiyiin uu soo abaabulay Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo la Magacbaxay Midowga Musharaxiinta Madaxweyne ee Koonfur-galbeed kuwaas oo Ujeedadoodu tahay Sidii Xukunka looga tuuri lahaa Madaxwaynaha Koonfurgalbeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.