Daawo:Alcadaala oo Ku baaqay Inaan canshuur la Siin Alshabaab

acdaala

Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Warfaafinta Somaliya, Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar (Alcadaala) oo warbaahinta kula hadlay Magaalada muqdisho ayaa waxuu shacabka Soomaaliyeed uga digay inay canshuur siiyaan Alshabaab.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.