Dhageyso:Shacabka Muqdisho oo qabtay Labo Nin oo dil u gaystay Askari

boliis

Afhayeenka Booliska Soomaaliya Sadiiq Doodishe ayaa sheegay in laba nin oo degmada Kaaraan askari ku dishay ay qabteen shacabkii goobta ka dhawaa, iyagoo ku wareejiyey ciidamada ammaanka.

Labada dhagar qabe ayaa waxaa la wareegay Ciidanka Amaanka ayaga iyo hubkii ay wateen, waxaan la horgayn doonaa Maxkamad Awooda u leh, Ilaahay idiinkii.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.