Dhageyso:Qaraxyo Ka dhacay Buuloburde iyo Jalalaqsi oo Sababay Dhimasho iyo dhaawac

buuloberde

Qarax Is-miidaamin ah ayaa ka dhacay magaalada Buulo-burte ee Gobolka Hiiraan, gaar ahaan Buundada magaalada, waxaana qaraxa uu ahaa mid loo adeegsaday gaari nooca Soomaalida u taqaan Hoomeyda oo qaraxyo laga soo buuxiyey.

dhanka kale Qarax wayn oo ka dhacay degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan waxaa ku geeriyooday gudoomiyihii degmadaas Max’ed Nuur Dabaashe, waxaana waxyeelo soo gaartay mas’uuliyiin kale oo maamulka degmada ka tirsan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.