Daawo:Talyaaniga oo Ku Deeqay Lacag ladhisaayo garoonka Diyaaradaha Dhuusamareeb

Daawo

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay xaflad Lagu Saxiixaayey Mashruux lagu dayactiraayo Garoonka Diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb taas oo qarashka ku baxaaya Dhismaha garoonka ay Bixisay Safaarada Dowlada talyaaniga u fadhida Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.