Gudoomiye Hore ee Golaha Shacabka oo Caafimaad loogu qaaday Turkuga

jawaari

Gudoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Maxamad Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa Caafimaad loogu qaaday Dalka Turkiga.

Prof Jawaari ayaa maalmahaanba ku Xanuunsanaa Muqdisho ee Caasumada Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.