Daawo:Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo ka tacsiyeeyey dadkii ku dhintay qaraxii Baladwayne

Aadanmadoobe

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray shacabka Soomaaliyeed iyo dadka reer Hiiraan musiibadii maanta ka dhacday magaalada Beledweyn .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.