Musharax Ciro oo si adag uga horyimid Mudo kororsiga Muuse Biixi

Ciro

Musharaxa Madaxwaynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro oo la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in tallaabadii shalay Golaha Guurtida Somaliland qaadeen aheyd fool-xumadii ugu weyned ee soo martay intii ay qaateen nidaamkan Axsaabta badan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.