Daawo:Madaxwayne Laftagareen oo Nairobi Kula kulmay Madaxda Hay’ada USAID

laftagareen

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo Safar shaqo ku jooga Magaalada Nairobi ee Caasimada Dalka Kenya ayaa kulan la qaatay Madax ka socotay Hay’adda USAID.

Madaxweyne Laftagareen iyo Madaxda ka socotay Hay’adda USAID ayaa kulankooda looga hadlay Taageerida Ciidanka Darawiishta Koonfur Galbeed,Hirgelinta Mashaariicda Hormarineed,Taageerida Howlgalada Socday ee lagu Ciribtiraayo Argigixisada iyo Daadejinta Dhismaha Gollaha Deegaanka Degmooyinka Koonfur Galbeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.