Daawo:Gudoomiyihii Hiiraan oo u Digay dadka kasoo horjeeda Kacdoonka Shacabka Hiiraan

cali jeyte

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jayte ” Qof walba oo isku dayda in ay fashiliso kacdoonka shacabka Reer Hiiraan, waxaan ula dagaalameynaa sida aan ula dagaalameyno Khawaarijta, beenta aad wadaan baraha bulshada ma soconeyso Maanta kadib “

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.