Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2022

maamul

Shirkii Dowlada iyo Maamul Goboleedyada oo Muqdisho ka Furmaya

11th September 2022 admin 0

Shirka madasha wadatashiga Qaran ee u dhaxeeya dowladda federaalka iyo madaxda maamul goboleedyada ayaa maalmaha soo socda ka furmaya magaalada Muqdisho, sida uu warbaahinta u […]

qoorqoor

Daawo:Fiqi oo Ka hadlay Waxa ku kalifay Inuu Qoorqoor Garoonka Muqdisho Kusoo dhaweeyo

10th September 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Muqdisho ee xarunta wadanka Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku […]

Sawiro:Xasan Sheekh oo dhagaystay warbixin ku aadan dhismaha Hay’adda

10th September 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Bare ayaa warbxin ku aaddan hawlaha […]

guudlaawe

Sawiro:Madaxweynaha Hirshabeelle Lagu Soo dhaweeyey Magaalada Muqdisho

10th September 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Gobeleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cade […]

deni

Madaxwaynaha Puntland oo Magacaabay Xubno Kamida Golaha Wasaarada

10th September 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 40 ee 10-ka September 2022, kuna saabsan magacaabid Wasiiro ka tirsan Golaha […]

qoorqoor

Sawiro:Madaxweynaha Galmudug oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay

10th September 2022 admin 0

Madaxweynaha maamulka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, oo ay wehlinayaan madaxweyne ku-xigeenka iyo Wasiika Arrimaha Gudaha dowladda Galmudug, ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka […]

axmedmadoobe

Sawiro:Axmed Madoobe oo Lagu soo dhaweeyey Muqdisho

10th September 2022 admin 0

Maxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta soo gaaray magaaladda Muqdisho ee caasimadda dalka. Wasiiro ka tirsan xukuumadda federaalka,xildhibaano labada gole, masuuliyiin ka […]

cagjar

Daawo:Mustafe Cagjar ayaa Deeq Raashina oo lagu Dagaalamo Shabaab Soo gaar siiyey Hiiraan

10th September 2022 admin 0

Maamulka gobolka Hiiraan oo agab ciidan iyo raashin lagu garab istaagayo dadka deegaanka ee dagaalka kula jira kooxaha argagaxisada ah, kala wareegay dowlad deegaanka Soomaalida.

muse

Madaxweynaha Somaliland oo loogu soo dhaweeyay magaalada gabiley

10th September 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey Magaalada Gabilay.

axmedmadoobe

Axmed Madoobe oo Caafimaad Dalka Dibadiisa Ugu Maqnaa ayaa Ksimaayo kusoo laabtay

9th September 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo kadib safar dibada ah oo uu ku maqnaa. Madaxweynaha waxaa […]

cali jeyte

Gudoomiyihii Hiiraan oo eedayn usoo Jeediyey Xildhibaan Macawislay ku tilmaamay Argagixiso

9th September 2022 admin 0

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa si kulul ugu Jawaabay Xildhiban Cabdirisaaq Xusul ayaa yiri “waxaan kuu aqoonsanahay in aad katirsan tahay Alshabaab iyo […]

ilyaas

Wasiirka Warfaafinta oo Shacabka Koofur Galbeed Ugu Baaqay inay Shabaab iska Dulqaadaan

8th September 2022 admin 0

Wasiirka Warfaafinta Maamul goboleedka Koofur Galbeed Sheekh ilyaas Cali Nur ayaa Shacabka Deegaanada Koofur Galbeed ugu baaqay inay u diyaar garoobaan sidii la isaga dulqaadi […]

xasan-sheekh

Sawiro:Xasan Sheekh oo Warqadaha Aqoonsiga ka guddoomay safiirka Cusub ee Kenya

8th September 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga Danjirenimo kaga guddoomay safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Kenya u fadhin doona dalkeenna […]

shariif

Daawo:Beel Xoolo Nolol Uga qayb Gaatay Tacsida Hooyadii dhashay Madaxweynihii hore Sheekh Shariif

8th September 2022 admin 0

Midka mid ah Beelaha Soomaliyeed ayaa Tacsiyadeeyay Geerida ku timid Hooyadii Dhashay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif, waxayna geerida uga qayb qaateen Xoolo Nool.

Xamze

Sawiro:Ra’iisul wasaaraha XFS oo shir-guddoomiyey shirka Golaha Wasiiradda

8th September 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa maanta guddoomiyey shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiiradda oo looga hadlay xoojinta qorshayaasha sugidda amniga, […]

Posts pagination

« 1 … 6 7 8 … 10 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes