Axmed Madoobe oo Caafimaad Dalka Dibadiisa Ugu Maqnaa ayaa Ksimaayo kusoo laabtay

axmedmadoobe

Madaxweynaha Dowladda Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo kadib safar dibada ah oo uu ku maqnaa.

Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha Kismaayo kusoo dhaweeyey labada Madaxweyne kuxigeen, labada Gole ee Dowladda iyo qaybaha kale duwan ee bulshada oo kasoo qayb galay soo dhaweeynta Madaxweynaha.

Axmed Madoobe oo xanuun aan la sheegin la tacaalayey ayaa Caafimaad ugu maqnaa dalka dibadiisa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.