Gudoomiyihii Hiiraan oo eedayn usoo Jeediyey Xildhibaan Macawislay ku tilmaamay Argagixiso

cali jeyte

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa si kulul ugu Jawaabay Xildhiban Cabdirisaaq Xusul ayaa yiri “waxaan kuu aqoonsanahay in aad katirsan tahay Alshabaab iyo Argagixiso”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.