Madaxwayne Xasan Ayaa Beesha Galmaax Yoonis Kulan kula Qaatay Madaxtooyada

Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Kulan aan Madaxda dowlada aysan goobjoog ka ahayn madaxtooyada Soomaaliya kula qaatay Beesha Galmaax Yoonis.

Kulan dhexmaray Madaxwayne Xasan Sheekh iyo Waxgaradka, Siyaasiyiinta, haweenka Beesha Galmaax Yoonis ayaa waxaa looga hadlay balan qaadkii Madaxwayne xasan ee ahaa inuu beesha siinayo Gudoomiyaha Banaadir taas oo Cid kale u magacaaabay.

Madaxwayne Xasan ayaa Beesha Galmaax Yoonis ku Qanciyey inuu siinaayo xilal kale taas oo ay ku qanceen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.