Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: May 2022

guudlaawe

Daawo:Madaxwayne Guudlaawe oo Soo gaaray Muqdisho ayaa ka hadlay Arimaha Doorashada

7th May 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa si diiran loogu […]

dabageed

Daawo:Madaxwayne Kuxigeenkii Hirshabeele oo Muqdisho Lagu Soo dhaweeyey

7th May 2022 admin 0

Madaxweyne ku xigeenka mamulka hirshabelle Yuusuf Axmed Xagar Dabageed ayaa si weyn loogu so dhaweyay muqdisho, isagoo mudooyinkii dambe ku suganaa Magaala Baladwayne halkaas oo […]

sayid

Kulan Dhexmaray Gudoomiyaha Golaha shacabka iyo Maxamuud Sayid oo Fashil ku Dhamaaday

6th May 2022 admin 0

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa kulan laqaatay Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe). Kulankaan dhexmaray Madaxweyne […]

Aadanmadoobe

Guddoomiye Aadan Madooobe oo la kulmay xubno ka socday ururada bulshada rayidka

6th May 2022 admin 0

Guddoomiyaha Golaaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoygiisa ku qaabilay qeybaha kala duwan ee ururadda bulshada rayidka oo kaalin […]

Islow

Daawo:Qaabkii Lagu Doortay Xildhibaan Maxamed Abuukar Islow 

6th May 2022 admin 0

Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle xalay waxaa ka dhacday doorashada kursi kamid ah kuraasta Golaha Shacabka ee tirsigiisu yahay HOP141 kaas oo uu ku […]

khayre

Daawo:Garoonkii Diyaaradaha Baraawe ee ku baxaday 4.5 Milyan oo Roob awgii diyaradaha kasoo dagi wayeen

5th May 2022 admin 0

Garoonka Diyaradaha Baraawe ee Magaalo Madaxda Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Koonfurgalbeed oo dhismihiisa ay ku baxday 4.5 Milyan doolaar kaas oo uu xariga ka jaray […]

aadan madoobe

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo la kulmay safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya

5th May 2022 admin 1

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Guddoomiye ku Xigeenka Golaha Shacabka marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa maanta […]

calan

Akhriso:Waqtiga ay Dhacayso Doorashada Madaxwaynaha Soomaaliya oo La shaaciyey

5th May 2022 admin 0

Guddiga Labada Gole BFS ee Qaban-qaabada Doorashada Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya wuxuu maanta oo ay taariikhdu tahay 5 May 2022 soo saaray Jadwalka Doorashada Madaxwaynaha […]

karaash

Karaash oo Xilka Ka Qaaday Wasiiradii ugu Mahiimsanaa Xukumadii Deni

5th May 2022 admin 0

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa soo saarey wareegto uu xilka uga qaadey saddex kamid ah wasiiradii ugu mahiimsanaa Maamulka […]

karaash

Daawo:Madaxwayne Karaash oo Booqday dekada iyo Garoonka Boosaaso

4th May 2022 admin 0

Madaxwaynaha Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan karaasha ayaa Maanta kormeeray Dekadda iyo garoonka diyaaradaha ee Magaalada Boosaaso, oo ka mida ilaha dhaqaale ay leedahay dowladda […]

maxamudsayid

Madaxwayne Kuxigeenkii Juubaland oo Maanta soo Gaaray Magaalada Muqdisho

4th May 2022 admin 0

Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Maamulka Jubbaland Maxamuud Sayyid Aadan iyo wafdi uu hoggaaminayey ayaa Maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasumada Soomaaliya. Maxamuud Sayid oo […]

aqalka sare

Aqalka Sare oo Magacaabay Guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya

4th May 2022 admin 0

Senetarda Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa yeeshay kulan uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Aqalka sare Cabd8 Xaashi kaas oo ka dhacay Xaruntooda ayaa soo saaray xubnaha […]

barlaman

Akriso:Golaha Shacabka oo soo Magacaabay Xubnaha guddiga qaban qaabada doorashada Madaxweynaha

4th May 2022 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo shir guddoomiyay kulanka guud ee golaha ayaa magacaabay sideed ka […]

Aadanmadoobe

Daawo:Aadan Madoobe oo Shaaciyey in go’aan laga gaarayo Xildhibaanada Gedo

4th May 2022 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Sh Aadan Madoobe ayaa shaaciyay in Maanta wixii ka dambeeya ay Go’aan ka gaari doonaan Xildhibaanada lagu soo […]

Farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo joojiyey dhamaan isbadaladda Maamul ee dowladda

4th May 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hortagaya ku takri-falka awoodda dowladnimada, musuqmaasuqa maamul iyo xadgudubka ka dhanka ah shaqaalaha qaranka; Madaxweynaha […]

Posts pagination

« 1 … 8 9 10 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes