Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: May 2022

Doorasho

Daawo:Diiwaan gelinta murashixiinta madaxweynaha oo maanta lasoo gaba-gabeynayo

10th May 2022 admin 0

Guddiga doorashada Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa diiwaan-geliyay 39 Musharax oo isu soo taagtay qabashada xilka Madaxweynaha dalka, kuwaasi oo la siiyay shahaadada Musharaxnimo, kadib markii ay […]

sacdiya

Sawiro:Rooble oo kulan la qaatay guddoomiye ku xigeenka Golaha Shacabka Sacdiyo Firinbi

10th May 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka BFS Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar “Sacdiyo Firinbi” […]

Aadanmadoobe

Sawiro:Gudoomiye Aadan Madoobe oo kormeeray teendhada Afisyooni

10th May 2022 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka  Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kormeer indha-indheyn ah  ku tagay teendhada Afasiyooni  oo ay ka socoto […]

Sakariya

Sakariye Xaaji Maxamed oo Qaatay Maanta Shahaadada Musharaxnimo

10th May 2022 admin 0

Musharax Madaxwayne Sakariye Xaaji Maxamuud oo is Diiwaangeliyay ayaa qaatay shahaadada Musharraxnimo ee xilka Madaxwaynaha Soomaaliya.

Deni

Musharax Deni oo Qaatay Shahaadada Musharaxnimo

10th May 2022 admin 0

Madaxweynihii hore ee Puntland ahna Musharax Madaxweynaha dowladda Federaalka ee Soomaaliya Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Maanta oo talaado ah qaatay shahaadada Musharaxnimo ee xilka Madaxweynaha […]

cumar

Gudoomiye Cumar Filish oo Ka Qayb galay Xuska 15 May

9th May 2022 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xarunta degmada Xamar Jajab uga qayb galay munaasabad lagu maamuusayay […]

farmaajo

In Kabadan 26 Musharax ayaa isu Diiwaangeliyey Doorashada Madaxwaynaha Soomaaliya

9th May 2022 admin 1

Guddiga isku-dhafka ah ee doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maalintii labaad Xarunta Aqalka sare ka wada Diiwaangelinta Musharaxiinta u tartamay Madaxweynaha 10-Aad ee Jamhuuriyadda Soomaaliya. Guddiga […]

muuse

Muuse Biixi oo Khudbad u Jeediyey labada Gole Baarlamaanka Soomaaliland

9th May 2022 admin 0

Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa uu Khudbadiisii sannadeedka u jeediyey labada Gole Baarlamaanka Soomaaliland.

Farmaajo

Daawo:Madaxwayne Farmaajo oo Shaaciyey inuu yahay Musharax Mar Kale

9th May 2022 admin 0

Madaxweyne mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo ku dhawaaqay in mar kale uu yahay musharax u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya.

Saacid

Madaxwayne Laftagareen oo Qaabilay Ra’iisalwasaarihii hore Saacid Faraax Shirdoon

8th May 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa hoygiisa Muqdisho ku qaabilay Raisul wasarihii hore Dalka Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) […]

xildhibaangedo

Daawo:Xildhibaanadii Garbahaaray oo Ka Horyimid Go’aankii Aadaan Madoobe

8th May 2022 admin 0

Xidhibaanada laga soo doortay Gobolka Gedo gaar ahaan Magaalada Garbahaarey ayaa ka horyimid warqadii ka soo baxaday Gudoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe.

aadanmadoobe

Akhriso:Gudoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo Fuliyey Codsigii Imaaradka ee ahaa Kuraasta Ceelwaaq

8th May 2022 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa fuliyey codsi Safiirka Imaaradka ee uu la kulmay, waxaana uu Go’aan ka […]

Shariif

Shariif Sheekh Axmed oo Noqday Musharaxii ugu horeeyey oo is diiwaangaliya

8th May 2022 admin 0

Maanta waxaa magaalada Muqdisho ka bilaabatay diiwaangelinta iyo lacag qabashada musharaxiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya. Murashax Madaxweyne Shiekh Shariif Shiekh Axmed ayaa noqday musharaxii […]

calan

Daawo:Madaxwaynaha Soomaaliya Waxaa Noqon kara qof aan Muslim ahayn iyo mid aan Soomaali ahayn

7th May 2022 admin 0

Guddiga isku Dhafka labada aqal BFS ayaa shaaciyey Shuruudaha Looga baahan yahay Musharaxa Madaxweynaha Soomaaliya, waxaana Sharuudaha Laga saaray kuwa ugu mahiim sanaa ee kala […]

Aadanmadoobe

Sawiro:Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo hoygiisa kulan kula qaatay James Swan

7th May 2022 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoygiisa Muqdisho kulan kula qaatay Wakiilka Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay […]

Posts pagination

« 1 … 7 8 9 10 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes