Musharax Deni oo Qaatay Shahaadada Musharaxnimo

Deni

Madaxweynihii hore ee Puntland ahna Musharax Madaxweynaha dowladda Federaalka ee Soomaaliya Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Maanta oo talaado ah qaatay shahaadada Musharaxnimo ee xilka Madaxweynaha dowladda Soomaaliya.

Guddiga doorashada Soomaaliya ayaa Saciid Deni diiwaan-geliyay, isla markaana siiyay shahaadada Musharaxnimo ee xilka Madaxweynaha, kadib markii uu soo buuxiyey shuruudihii looga baahnaa ee laga rabay Musharaxiinta u tartameysa doorashada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.