Akhriso:Musharaxiintii ugu Badnayd oo Isu Sharaxay Gudoonka Aqalka Sarre

Aqalka Sare

Iyadoo Dhawaan la Shaaciyey Xiliga Ay Dhacayso Doorashada Guddoonka Golaha Aqalka Sare ayaa waxaa isku soo sharraxay Labo iyo Toban Murashax oo kala ah:-

Murashaxiinta Xilka Guddoomiyha:

1.Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi
2.Senator Saalax Axmed Jaama

3.Senator Cismaan Obokor Dubbe

Murashaxiinta Guddoomiye ku xigeenka 1-aad

1.Senator Cabdixakiin Macalin Axmed
2.Senator Cali Shacbaan Ibraahin

Murashaxiinta Guddoomiye ku xigeenka 2-aad

1.Senator Ilyaas Badel gaboose

  1. Senator cabdullaahi shiikh Ismaaciil (Fartaag)
  2. Senator Cabdullaahi cali Xersi
  3. Senator Sareedo Maxamed xasan
  4. Senator Xasan Xuseen xaaji
  5. senator Cabdiwali Maxamed Ibraahim (Xaabsade)
  6. Senator Cabdi Cismaan xareed

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.