Taliska Boliiska oo Shaaciyey in lasoo afjaray Maleeshiyaadkii weeraray garoonka diyaradaha Muqdisho

boliis

Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa ka hadlay Weerarkii maanta lagu qaaday garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho, waxaana hakaday diyaraadihii garoonka imaanayey iyo kuwii ka dhoofayey.

.

Taliska Boliiska ayaa sheegay laba dhallinyara ah oo isku soo dhexqariyay shaqaalaha muruqmaalka ah ee ka xoogsada garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ay weerarka soo qaadeen.

Wararka kale ee aan helayno ayaa sheegaya in Garoonka Diyaaradaha Muqdisho uu si caadi ah u shaqeynayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.