Duulimaadkii Garoonka Muqdisho oo Istaagay kadib markii Shabaab Weerareen

diyaarad

Argagixisada Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, waxaana Garoonka gudihiisa ka socda dagaal toos ah oo u dhexeeya Kooxdii weerarka soo qaadday iyo Ciidamada Amisom.

Dhawaaqa rasaasta ay is dhaafsanayaan Shabaab iyo laamaha amniga ayaa la maqlayaa gudaha garoonka, wararka qaar ayaa sheegay in lasoo qabtay qaar kamida ragii weerarka soo qaaday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.