Wasiir Khadiijo oo Sheegtay Cidnaan Yaxar ahyan inaysan ila tartami Karin

khadiijo

Magaalada Jowhar ee caasumada maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle ayaa waxaa warbaahinta kula hadlay Midowga Musharaxiinta Xildhibaanada Yaxar kuwaas oo ka koobaan Xildhibaano hore iyo Musharaxiin, waxayna sheegeen kuraasta Yaxar cid aan Yaxar ahayn inaysan u tartami karin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.