Daawo:Jenaraal Xuud oo ka warbixiyey ujeedada loo keenay Muqdisho

Biixi

Jeneraal Xuud oo uu la socday Taliyaha Ciidanka Lugta Soomaaliya Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa waxaa Garoonka Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Milateriga dowladda Federaalka iyo Mas’uuliyiin kale.

Jeneraal Abuukar Xaaji Warsame (Xuud) oo ah hoggaaminaayey Jabhadda kasoo horjeeday maamulka Hirshabeelle ayaa sheegay inuu ka tanaasulay falkii uu ku jiray.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.