Akhriso:Guddiga doorashada Puntland oo maanta shaaciyay doorashada 11

deni

Guddiga doorashada Puntland ayaa shaaciyay 11 kursi ee deegaan doorashadooda tahay magaalada Garowe, waxaana tiradan ka dhigeysa 21 kursi kuraasta Puntland ee illaa hadda ka shaaciyay, iyadoo maalmaha soo socda la dooranayo 10 kursi oo horay loo dhameystiray habraacii lagu dooran lahaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.