Daawo:Maamulka Banaadir oo ka horyimid Amarka wasiirka Amniga ee 30 jirka ah

caliyare

Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Cali Cabdi “Cali Yare” oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in Odayaasha dhaqanka Muqdisho kala hadleen Go’aankii Maamulka Gobolka Banaadir u diiday in Magaalada uu ka dhacdo banaanbaxyo.

Cali Yare ayaa waxuu sheegay in Odayaasha dhaqanka ay u sheegeen in sababta loo diiday banaanbaxa ay tahay arrimo la xiriira amniga iyo in xiligaan aysan jirin baahi keeni karta in la qabto banaanbax, maadaama heshiis laga gaaray doorashada dalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.