Wasiir Khadiijo oo Ka Warbixisay Deeq ku sheegtii Imaraadka goobaha la gaynayo

khadiijo

Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka XFS Khadiija Maxamed Diiriye, ayaa ka warbixisay meelaha ugu horeeya oo la geyn doono deeqdii dowladda Imaaraadka ugu talagashay dadka Soomaaliyeed ee abaaruhu saameeyeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.