Waxgaradka Soomaliyeed oo Muqdisho Shir ku yeeshay ayaa baaq u diray Gudiga wadatashiga Doorashooyinka

iimaan

Qaar Kamid ah Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed oo ay kamid yihiin iimaan Maxamed Yuusf, Boqor Buurmadow, Ugaas Maxamuud Cali ugaas iyo Odayaasha Dhaqanka ayaa Baaq udiray Shirka Golaha wadatashiga qaran ee Muqdisho Ka Socda.

Waxgaradka Muqdisho shirka ku yeeshay ayaa Madasha qaran ugu baaqay in shirka lasoo gabagabeeyo oo dalka doorasho dag daga ka dhacdo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.