Deni iyo Axmed madoobe oo Raba in dagaal ka qarxo Muqdisho Shirkana lagu kala tago

axmed madoobe

Madaxwaynayaasha kala ah Siciid Cabdulaahi Deni iyo Axmed Islaam Axmed Madoobe ayaa waxaa la ogaaday qorshaha ay u yimaadeen Magaalada muqdisho inuu yahay sidii shirka Wadatashiga arimaha Doorashooyinka Fashil ugu soo dhamaan lahaa iyo in dagaal Muqdisho ka dhaco.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.